Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxyaalahaas dabadood waxay noqotay in Naabood oo ahaa reer Yesreceel uu lahaa beer canab ah oo Yesreceel ku tiil ee uu dhowayd gurigii Axaab oo ahaa boqorkii Samaariya.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:1-11