Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed wuxuu ku yidhi kuwii Benhadad warka ka keenay, Boqorka sayidkayga ah u sheega oo waxaad ku tidhaahdaan, Dhammaan wixii aad markii hore ii soo dirsatay anoo addoonkaaga ah, waan yeelayaa, laakiinse waxan yeeli kari maayo. Oo wargeeyayaashiina way ka tageen, oo haddana war kalay u keeneen isagii.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:5-17