Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Benhadad baa u soo cid diray oo ku yidhi, Sidaas iyo si ka sii daranba ilaahyadu ha igu sameeyeen haddii ciidda Samaariya sacab sacab u gaadho dadka ila socda oo dhan.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:9-20