Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu tiriyey amiirradii gobollada addoommadooda, oo waxay ahaayeen laba boqol iyo laba iyo soddon; oo dabadoodna wuxuu tiriyey dadkii oo dhan, oo dadkii dalka Israa'iil oo dhammu waxay noqdeen toddoba kun.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:13-21