Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Axaab wuxuu yidhi, Oo yuu iigu soo gacangelinayaa? Isna wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Amiirradii gobollada addoommadooda ayaan kuugu soo gacangelinayaa. Oo haddana wuxuu yidhi, Oo dagaalka yaa bilaabaya? Wuxuu yidhi, Adiga.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:9-17