Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, waxaa kula jooga Shimcii ina Geeraa, oo ah reer Benyaamiinka deggan Baxuuriim, kaasoo habaar xun igu habaaray maalintii aan Maxanayim tegey; laakiinse wuu igaga hor yimid Webi Urdun, oo i soo dhoweeyey, oo anna waxaan isaga ugu dhaartay oo ku idhi, Seef kugu dili maayo.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:1-10