Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse u roonow wiilasha Barsillay kan reer Gilecaad, oo iyagu ha noqdeen kuwa ka mid ah kuwa miiskaaga wax ka cuna, waayo, saasay iigu yimaadeen markaan walaalkaa Absaaloom ka cararay.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:1-12