Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 19:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna markuu saas ogaaday ayuu kacay oo naftiisii la cararay, oo wuxuu yimid Bi'ir Shebac oo dalka Yahuudah ka mid ahaa, markaasuu midiidinkiisii halkaas kaga tegey.

Boqorradii Kowaad 19

Boqorradii Kowaad 19:1-4