Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 19:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yesebeel farriin u dirtay Eliiyaah oo ku tidhi, Sidaas iyo si ka sii daranba ilaahyadu ha igu sameeyeen haddaanan berrito hadda oo kale naftaada ka dhigin sidii mid iyaga ka mid ah naftiisii.

Boqorradii Kowaad 19

Boqorradii Kowaad 19:1-9