Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 19:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasay waxay noqon doontaa in ninkii ka baxsada seefta Xasaa'eel uu Yeehuu dili doono; oo kii Yeehuu seeftiisa ka baxsadana waxaa dili doona Eliishaa.

Boqorradii Kowaad 19

Boqorradii Kowaad 19:16-21