Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 19:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yeehuu ina Nimshiina waxaad u boqortaa dalka Israa'iil; oo Eliishaa ina Shaafaad oo ah reer Aabeel Mehoolaahna waa inaad u subagtaa inuu meeshaadii nebi ka ahaado.

Boqorradii Kowaad 19

Boqorradii Kowaad 19:12-21