Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu ku yidhi isagii, War maxaan ku dembaabay, oo aad u doonaysaa anoo addoonkaaga ah inaad Axaab ii gacangeliso inuu i dilo aawadeed?

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:8-12