Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga Ilaahaaga ah noloshiisaan ku dhaartaye inaan la arag quruun iyo boqortooyo uusan sayidkaygu cid u dirin si uu kaaga goobo; oo markay yidhaahdeen, Halkan ma joogo, ayuu boqortooyo kasta iyo quruun kastaba dhaariyey inay ku waayeen.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:8-14