Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu ku yidhi, Sidii oo kale mar labaad yeela, iyana way yeeleen mar labaad. Oo haddana wuxuu ku yidhi, Sidii oo kale mar saddexaad yeela, oo iyana way yeeleen mar saddexaad.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:24-38