Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qoryihiina si hagaagsan buu u saaray, oo dibigiina intuu jarjaray ayuu qoryihii dul saaray. Markaasuu yidhi, Afar barmiil biyo ka soo buuxiya oo ku dul shuba qurbaanka la gubo iyo qoryahaba.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:24-37