Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sayidkaygiiyow, miyaan laguu sheegin wixii aan sameeyey markii Yesebeel laysay nebiyadii Rabbiga, iyo sidaan u qariyey boqol nin oo Rabbiga nebiyadiisii ah, oo aan kontonba god geliyey, oo aan kibis iyo biyo ku quudiyey?

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:4-16