Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg waxay noqon doontaa markaan kaa tago in Ruuxa Rabbigu kuu qaadi doona meel aanan aqoon, oo sidaas daraaddeed markaan Axaab u tago oo kuu soo sheego, oo uu ku waayo aniguu i dilayaa; laakiinse anigoo addoonkaaga ah Rabbiga waan ka cabsan jiray tan iyo dhallinyaranimadaydii.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:7-14