Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 17:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa naagtii waxay Eliiyaah ku tidhi, Haatan waan garanayaa inaad tahay nin Ilaah, iyo inuu run yahay erayga Ilaah oo afkaaga ku jira.

Boqorradii Kowaad 17

Boqorradii Kowaad 17:19-24