Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 17:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna Eliiyaah yarkii buu soo qaaday, oo intuu qowladdii ka soo dejiyey ayuu gurigii keenay, oo u dhiibay hooyadiis; wuxuuna Eliiyaah iyadii ku yidhi, Bal eeg, wiilkaagii waa nool yahaye.

Boqorradii Kowaad 17

Boqorradii Kowaad 17:15-24