Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii siddeed iyo soddonaad ayaa Axaab oo ahaa ina Coomrii dalka Israa'iil boqor ka noqday, oo wuxuu dalka Israa'iil Samaariya boqor ugu ahaa laba iyo labaatan sannadood.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:19-34