Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Coomrii dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay Samaariya; oo wiilkiisii Axaab ayaa meeshiisii boqor ka noqday.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:26-29