Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii magaalada ag degay waxay maqleen oo lagu yidhi, Simrii shirqool buu sameeyey oo boqorkiina wuu dilay. Sidaas daraaddeed dadkii dalka Israa'iil oo dhammu waxay maalintaas xerada dhexdeeda dalka Israa'iil boqor uga dhigeen Coomrii oo ahaa sirkaalkii ciidanka.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:9-25