Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii toddoba iyo labaatanaad ayaa Simrii intii toddoba maalmood ah boqor ku ahaa Tirsaah. Haddaba dadkii waxay iyagoo ka gees ah ag degeen Gibbetoon oo ay reer Falastiin lahaayeen.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:11-23