Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isla markuu boqor noqday ee uu carshigiisii ku fadhiistay wuxuu wada laayay reerkii Bacshaa oo dhan; oo ugama uu reebin dadkii qaraabadiisa ahaa ama saaxiibbadiis toona xataa wiil yar oo keliya.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:7-20