Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaa u soo galay Simrii, markaasuu wax ku dhuftay, oo dilay isagii, waxayna ahayd Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii toddoba iyo labaatanaad, oo meeshiisiina isagaa boqor ka noqday.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:3-14