Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 15:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Abiiyaam wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay magaaladii Daa'uud; oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Aasaa.

Boqorradii Kowaad 15

Boqorradii Kowaad 15:7-9