Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 15:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Abiiyaam falimihiisii kale iyo wixii uu sameeyey oo dhammuba sow kuma qorna kitaabkii taariikhda boqorradii dalka Yahuudah? Oo Abiiyaam iyo Yaaraabcaamna dagaal baa ka dhexeeyey.

Boqorradii Kowaad 15

Boqorradii Kowaad 15:1-15