Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nebigiina wuxuu qaaday meydkii ninkii Ilaah, oo kor saaray dameerkii, wuuna soo celiyey. Markaasuu yimid magaaladii nebigii duqa ahaa inuu halkaas ku aaso oo ugu baroorto.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:20-34