Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu tegey oo wuxuu helay meydkiisii oo jidka dhex yaal, iyo dameerkii iyo libaaxii oo meydka ag taagan; libaaxiina meydkii ma cunin, dameerkiina ma dildillaacsan.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:22-34