Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meeshii allabariga ee uu Beytel ka sameeyeyna wuxuu u baxay bishii siddeedaad maalinteedii shan iyo tobnaad oo taasuna waxay ahayd bishii uu qalbigiisa ka tashaday; oo iid buu u sameeyey dadkii Israa'iil, oo meeshii allabariguu ugu baxay inuu foox shido.

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:28-33