Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana Yaaraabcaam wuxuu sameeyey iid u eg tii reer Yahuudah oo ahayd bisha siddeedaad maalinteeda shan iyo tobnaad, oo wuxuu u baxay meeshii allabariga; sidaasuu Beytel ku sameeyey isagoo allabari u bixinaya weylihii uu sameeyey; oo wadaaddadii meelaha sarsare ee uu doortayna wuxuu geeyey Beytel.

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:30-33