Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Waa inaydnaan kor u bixin oo aydnaan walaalihiin dadka Israa'iilna la diririn. Nin waluba gurigiisii ha ku noqdo, waayo, waxanu aniguu iga yimid. Sidaas aawadeed way maqleen Eraygii Rabbiga, oo intay noqdeen ayay iska tageen sidii erayga Rabbigu ahaa.

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:16-29