Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

La hadal Rexabcaam ina Sulaymaan oo reer Yahuudah boqorka u ah, iyo reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin, iyo dadka intiisa kale oo dhanba, oo waxaad ku tidhaahdaa,

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:18-28