Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rexabcaamna markuu Yeruusaalem tegey wuxuu reer Yahuudah oo dhan iyo qabiilkii reer Benyaamiin ka soo shiriyey boqol iyo siddeetan kun oo rag la doortay oo dagaalyahan ahaa, si ay dadkii Israa'iil ula diriraan oo ay boqortooyadii mar kale ugu soo celiyaan Rexabcaam ina Sulaymaan.

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:16-27