Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii dadkii Israa'iil maqleen in Yaaraabcaam soo noqday ayay u cid direen oo shirkii ugu yeedheen, oo waxay ka dhigteen boqor u taliya dadkii Israa'iil oo dhan; oo reerkii Daa'uudna nin qudha ma raacin, qabiilkii reer Yahuudah mooyaane.

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:13-26