Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed boqorkii dadkii ma uu dhegaysan; waayo, taasu waxay ahayd wax Rabbiga xaggiisa ka yimid, si uu u adkeeyo eraygiisii Rabbigu kula hadlay Yaaraabcaam ina Nebaad oo uu ugu soo dhiibay Axiiyaah kii reer Shiiloh.

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:10-22