Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu kula hadlay taladii raggii dhallintayaraa, oo ku yidhi, Aabbahay harqood culus buu idin saaray, laakiinse anna culays kalaan idiinku sii darayaa; aabbahay wuxuu idinku edbin jiray shaabuugyo, laakiinse anigu waxaan idinku edbinayaa hangarallayaal.

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:9-24