Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 10:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, boqorku wuxuu badda ku lahaa doonniyo Tarshiish u dhoofa oo ay la jiraan Xiiraam doonniyihiisa; oo saddexdii sannadoodba mar bay doonniyihii Tarshiish iman jireen, oo waxay keeni jireen dahab, iyo lacag, iyo foolmaroodi, iyo daayeerro, iyo daa'uusyo.

Boqorradii Kowaad 10

Boqorradii Kowaad 10:18-27