Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 10:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Boqor Sulaymaan weelashiisii wax lagu cabbi jiray oo dhammu waxay wada ahaayeen dahab; gurigii kaynta Lubnaan weelashiisii oo dhammuna waxay wada ahaayeen dahab saafi ah, oo midna lagama samayn lacag, waayo, wakhtigii Sulaymaan lacag waxba qiimo ma lahayn.

Boqorradii Kowaad 10

Boqorradii Kowaad 10:13-22