Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 10:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Carshigu wuxuu lahaa jaranjaro lix tallaabo ah, oo carshiga xaggiisa sare ee dambena way wareegsanayd; oo kursiga meeshiisa lagu fadhiisto labadeeda dhinacba waxay lahayd meelo xusullada la saarto, oo meelaha xusullada la saartana dhinacooda waxaa taagnaa laba libaax.

Boqorradii Kowaad 10

Boqorradii Kowaad 10:13-23