Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:52 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Sulaymaan wuxuu yidhi, Hadduu isu muujiyo sida nin qumman, xataa tin keliyuhu dhulka kaga dhici maayo, laakiinse haddii xumaan laga helo, wuu dhiman doonaa.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:51-53