Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:51 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa taas loo soo sheegay Sulaymaan oo lagu yidhi, Bal eeg, Adoniiyaah ayaa kaa cabsaday, Boqor Sulaymaanow, oo wuxuu qabsaday geesihii meeshii allabariga, oo yidhi, Boqor Sulaymaan maanta ha ii dhaarto inuusan anoo addoonkiisa ah seef igu dilayn.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:49-53