Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intuu weli hadlayay ayaa waxaa yimid Yoonaataan wiilkii wadaadkii Aabyaataar ahaa. Kolkaasaa Adoniiyaah ku yidhi, Soo gal, waayo, nin ragaad tahay, oo war wanaagsan baad waddaaye.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:37-45