Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Adoniiyaah iyo martidiisii isaga la joogtay oo dhammuna taasay maqleen markay cunitaankii dhammeeyeen. Oo Yoo'aabna markuu maqlay dhawaaqii buunka ayuu yidhi, War waa maxay qaylada iyo buuqa magaaladii ka dhacay?

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:39-44