Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 39:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo laabgashigii waxay siddooyinkiisii ku xidheen siddooyinkii eefodka, waxayna kula xidheen shalash buluug ah, inuu ku dul xidhnaado dhex-xidhka daabaca ah oo eefodka, iyo inuusan laabgashigu ka debcin eefodka, sidii Rabbigu Muuse ku amray.

Baxniintii 39

Baxniintii 39:16-26