Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 39:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay kaloo sameeyeen laba siddo oo dahab ah, oo waxay soo sudheen eefodka garbihiisa xaggooda hoose, oo dhanka hore ku yaal, oo ku dhow meeshay iskaga xidhmaan, oo ka sarreeya suunka eefodka dhex-xidhkiisa daabaca ah.

Baxniintii 39

Baxniintii 39:13-30