Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 37:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu dahab ku dahaadhay dusheedii iyo dhinacyadeedii ku wareegsanaa, iyo geesaheedii, oo wuxuu u sameeyey wax taaj oo kale ah oo dahab ah oo ku wareegsan.

Baxniintii 37

Baxniintii 37:24-27