Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 37:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meeshii allabariga ee fooxana wuxuu ka sameeyey qori qudhac ah, oo dhererkeeduna wuxuu ahaa dhudhun, ballaadhkeeduna wuxuu ahaa dhudhun, oo afar geesood bay ahayd, sarajooggeeduna wuxuu ahaa laba dhudhun, oo geesaheeduna isku waslad bay la ahaayeen.

Baxniintii 37

Baxniintii 37:16-29