Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 36:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nin kasta oo xigmad leh oo iyaga ku dhex jiray oo shuqulkii qabtay wuxuu taambuuggii ka sameeyey toban daah, oo wuxuu ka sameeyey maro wanaagsan, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, oo keruubiim lagu daabacay.

Baxniintii 36

Baxniintii 36:6-10