Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 36:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii xigmadda lahaa oo dhan, oo ahaa kuwii shuqulka ka qabtay meesha quduuska ah, way wada yimaadeen, oo waxaa nin waluba ka soo kacay shuqulkii uu samaynayay.

Baxniintii 36

Baxniintii 36:1-8